U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khatar

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHA6 xar
2

K. ah: wax waxyeello ama dhibaato ka iman karta, halis.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dabadeedna, waxaanu u aragnay inaanu goob cadow oo khatar ku ah ciidanka ku dhex-jirno.

”
“

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay aad usoo dhaweynayaan Bur burinta xaruntaasi oo ay sheegeen in ay dhibaatooyin farabadan ku qabeen wax yaabaha lagu farsameeyo oo khatar ku ahaa sida ay sheegeen Ubadkooda ku nool xaafadaasi.

”
“

Dabkaan oo khatar galiyey dhamaan dekada Bosaso Doonyihii ku xiraa, xafiisyada iyo dhamaan badeecadii dhulka taaley ayaa waxaa ku dhintey hal askari.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khatar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan