Tusaale Dheeraad ah3
“
Curiyeha Fosforos oo la helay sanadkii 1669kii ayaa markuu la fal-galo Ogsajiinta waxaa soo baxa isku dhis loo yaqaan Fosforos Ogsaaydh kaas oo bixiya iftiin - midani waa Fosforosta Cad.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-lal, m.l
Xarafka
F · FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
