U gudub nuxurka bogga
SABAAD

quraac

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QU6 xar
1

Cunnada ugu horreysa ee subaxnimada la cuno; af-bilaw.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamadan oo lala eegtay miinada meelaha fog-fog lala kontaroolo ayaa waxay xilligas socod ku marayey wadadas, iyagoo quraac u waday askar kale oo ka tirsan koxdooda.

”
“

Xafladaas, waxa quraac iyo saambuus loogu qaybiyey raggag badan oo ka kala yimi xaafadaha Hargeysa iyo weriyayaal ilama BBC ah oo ka soo kala ciyaar-guday Jabuuti, Muqdisho, Dhagax-buur, Kuunya Barrow iyo Garoowe.

”
“

Dagaalkaan oo socday muddo kooban ayaa wuxuu yimid kaddib markii gaari ay wateen ciidamo Ethiopian ah oo quraac u waday ciidamo kale oo ku sugan Caymis lala helay miinooyinka dhulka lagu aaso, halkaasoo ay ku dhinteen afarta askari.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
quraac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan