Skip to main content
SABAAD

weyddiin

Magac Fal
Xaraf WSubg WE8 xar
1

.dh weyddii.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxna ha i weyddiin.

”
“

Gurxan: Taasi ma iyadaa is-weyddiin u baahan.

”
“

Madaxweynihii Mareykanka ee John F. Kennedy waa tuu yiri, “Ha weyddiin su’aasha ah waxa uu waddanku kuu qaban karo; balse waxaad weyddiisaa su’aasha ah waxa aad adigu waddanka u qaban kartid.”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weyddiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag