Tusaale Dheeraad ah3
β
. Heshiiska Server-ka ee sadexda Xisbi qaran: Sadexda xisbi qaran waxay isku raaceen baahida loo qabo in la soo saaro liiska codbixiyayaasha rasmiga ah ee u fasaxaya inuu muwaadinku ka codeyn karo goobta cod-bixineed ee magaciisu ka soo baxay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-oday, -otay
Xarafka
K Β· KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
