U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aqalgal1

Magac Lab
Xaraf ASubg AQ7 xar
1

Marka ugu horraysa ee laba qof oo isguursaday oo si rasmi ah guri u wada degay.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Jaamac Irbad ayaa yidhi; “Najiib aqalgal-kaagu deg-deg badanaa, meherkii miyaanu isla sannadkan aanu ahayn.”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AQ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aqalgal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan