1
.t
Tusaale Dheeraad ah3
β
Afduubayaasha ayaa qabsaday markabkaas oo xamuul u waday dalka Kenya, waxayna ku weerareen laba doomood oo nooca dheereeya ah, iyadoo la sheegay in markabka iyo shaqaalihii la socday oo 25 ahaa ay kusii jeedaan Somalia.
βEreyada La Xidhiidha
labo1. laba jibbaarane m.l Afar geesle leh afar dhinac oo toosan oo isle'eg iyo afar xaglood oo qumman. Bedka labajibbaarane waxa lagu helaa labajibbaarka dhinac ka mid ah dhinacyadiisa. laba'aabbur1 m.l 1. Weel iyo aabburkiisida dhiil iyo haruubkeedoo inta labadaba la wada buuxsholaysku aabburo. 2. Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo. 3. ld laba'aabburid. laba'aabbur2 f.g1 (-ray-rtay) 1. Weel iyo aabburkiisida dhiil iyo haruubkeedoo inta labadaba la wada buuxsholaysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho. laba'aabburan f.mg4 (-rnaa-rnayd) Wax la laba'aabburay ahaansho. laba'aabburid m.f.dh eeg laba'aabbur2. ld laba'aabbur1 (3). laba'aabburnaan m.f.dh eeg laba'aabburan. ld laba'aabburnaansho. laba'aabburnaansho m.l/dh ld laba'aabburnaan
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-nayaal, m.l/dh
Xarafka
L Β· LA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
