U gudub nuxurka bogga
SABAAD

irbad

Magac Dheddig
Naxwe-do, ml.
Xaraf ISubg IR5 xar
1

Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool leh oo inta dun la gesho wax lagu tolo.

2

Bir yar oo dhuuban oo caarad fiiqan iyo dalool yar dhaxda ku leh gadaalna ku leh dhuun oo inta daawo lagu shubo wax lagu mudo.

3

In daawo ah oo hal mar la isku mudo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Diidmadii Jaamac ka dib Cali kaligii ayaa u baqoolay halkii uu ahaa kulanka hablaha ay muddo aqoonta isu lahaayeen isaga, Jaamac Irbad iyo Najiib oo isagu xaas yeeshay.

”
β€œ

Kaas oo aynu xuquuqdeenna ku raadasanaynno innagga oo aan irbad u dhaafin qolyaha maanta gacanta ku haya Itoobiya.

”
β€œ

Jaamac Irbad oo goostay inuu iskala hadh-galo saaxiibkii Cali Suudaani, ayaa sheekadii ku daray, β€œ Caliyow, in guurku uu wanaagsan yahay waxaan ku gartay, miyaad ninkii Najiib oo habeenkii meelahan taag-taagan beryahanba aragtay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, ml.

Xarafka

I Β· IR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
irbad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan