U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aqbal1

Magac Lab
Xaraf ASubg AQ5 xar
1

Oggolaanshaha cidi yeesho wax la weyddiistay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Go'aankaas xukuumadu way soo dhawaysay, waanay aqbashay imikana waan aqbal-sanahay, ninka diidani waxa weeyi ninka murano kale iyo shuruudo aanu qorayn go'aanka daba dhigaya."

”
“

Haddaba waad is moodsiisee, raggii hore waxay ahaayeen arrin keen, dumarkooduna aqbal keen.

”
“

Hadda idinku ma tihidin arrin keen, dumarkiinuna ma'aha aqbal keen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AQ

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aqbal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan