U gudub nuxurka bogga
SABAAD

keen1

Magacuyaal Dhimman
Xaraf KSubg KE4 xar1 Tusaale
1

.ly Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. .

Tusaalooyin

“

Cali baa isugu keen yeeray

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale way jiraan hablo iyo wiilal badan oo qaldamaa laakiin ka toobbad keen iyo isdaba qabasho ayaa lagu badbaadaa.

”
“

Waxaad mooda inay iska keen dhex galeen oo aynu kala saari waynay nidaamkii iyo ashkaasta.

”
“

Qumane:Qaaliyeey bma ogatahay in aan ahay toddoba ku dhalow carrab madoobe ah oo wuxuu yidhaahdo ilaahay ka aqbalo,sidaan doonayey bay u dhacday oo waa kan ilaahay caawa halkan isugu keen keenay,bal ii warran!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Xarafka

K · KE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
keen - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan