U gudub nuxurka bogga
SABAAD

awal

Magac Lab
Xaraf ASubg AW4 xar
1

.fk Marka hore; waa hore; koowaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Dadka muslimiinta ahi meel kasta ooy joogaan bisha Rabiical awal waxay xusaan dhalashada nebiga "

”
“

Isla markiiba dameerkeedii socon waayey awal ayaa dameerradii kale oo dumarku wateen ka dheereeyey ilaa ay dumarkii Xaliimo ku yidhaahdeen: "noo tartiibi".

”
“

Reer ahaan Waxaa dega beesha Cabdalla Abokor ee beel weynta Sacaad muse (Habar Awal - Issac.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AW

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
awal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan