U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beel1

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.l
Xaraf BSubg BE4 xar
1

Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhanka kale, wasiirku wuxuu ka hadlay Maxkamad ay beel ka mid ah kuwa Muqdisho sheegeen inay dib uga furayaan halkaas, taasoo ay sheegeen inay hoostagayso xukuumada Somalia.

”
“

Gobolka Jubbada Hoose ayaa horey DFKMG ah u sheegtey in gacanta ugu jiro beel kamid ah beelaha Somalida kadib markii maamul ay u magacowdey dagaal looga soo saarey.

”
“

"Geedi socodka nabad ee Somalia waxaa soo food-saaray caqabado niyad jabinaya saaxiibada Somalia qarkana u saaraysa marxalad rajo-beel ah" ayaa lagu yiri qoraalka ay soo saartay wasaarada arimaha dibada ee Ethiopia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan