U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beddelan1

Fal Magu (1)
Naxwe-lmay, -lantay; -lmi
Xaraf BSubg BE8 xar
1

Wax la beddelay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay inuu helo xorriyadda xagga fikradda, wacyiga iyo diinta; wuxuu kale uu qofka xaq u leeyahay inuu beddelan karo diinta iyo wax alle wuxuu aaminsanyahay.

”
“

Hase yeeshee, tallaabadan Timirta iyo Bariiska loogu raray tuulooyinka, ayaa dad badan waxay xasuusisay doorashooyinkii lixdameeyadii oo reer miyiga codkooda lagaga beddelan jiray timirta iyo raashinka.

”
“

Waxa kale oo la gudboon inuu helo ciddii uu ku beddelan lahaa ciyaaartoyga uu waayay kahor inta aanu xidhmin albaabka sayladda iibku dhammaadka bisha August.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-lmay, -lantay; -lmi

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beddelan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan