U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciso

Magac Dheddig
Naxwedaaw.
Xaraf CSubg CI4 xar
1

Xurmo.

2

Dhiigga haweenka bishiiba mar ku dhaca; caado.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Inaanu dadkii ka dhigno dad sharciga u hogaansan oo ciso iyo dhowrsano,nin iyo nin ahaan ay ka dhaxayso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

daaw.

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan