U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nin

Magac Lab
Naxwe-iman, m.l
Xaraf NSubg NI3 xar
1
3

Labada qof ee isqaba midka lab; say. nin la xoreeye m.l (niman ..., m.l) (taar.) Waqtiyadii hore addoonka marka la xoreeyo, beertiisa wuu falan jirey xorna wuu ahaa; xoryeel.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abwaan Hadraawi oo sida suugaantiisu u badan tahay ah, nin u ban-baxay halgan shacbi oo sama-doon ah.

”
“

Af-Duubay Jidka Isku Xidha Burco Iyo Laas-Caanood Burco (Haatuf): Baabuur yar oo uu noociisu yahay MARK2 iyo laba Nin oo la socdey ayaa laga Af-duubay jidka laamiga ah ee isku xidha magaalooyinka Burco iyo Laas-caanood.

”
“

Af-niijiye (qof dadka warka gaadhsiiya siddii makarafoonkii) ayuu idmay oo intuu shirkii ka dhex kacay faray in nin walba gurigiisii ku noqdo, shirka barrito la isugu imanayana uu keeno “cadka rag walaaleeya.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iman, m.l

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan