U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mar1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf MSubg MA3 xar
1

Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.

2

M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.

3

M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Dhufays aad ka gashid Shaydaanka:- Guurku waxa uu kaa oodaa meeluhuu shaydaanku kaasoo gelayey, mar hadday wuxuu xaaraan ku raadi ku lahaa rugtaada kuu yaallaan iyagoo xalaal ah.

”
“

. In la xoojiyo ku dhaqanka Shareecadda Islaamka siday mar walba u noqon laheyd Marjaca arrin kasta oo timaada.

”
“

May 2009- "Sheekh Shariif Siyaasad kale ayuu qaatay marka ma jirto sabab aan kuwada kulano maxaa yeelay anaga tii hore ayaan wali ku taaganahay " ayuu mar kale yiri..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan