Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Qof aad u dabeecad xun.
Gabadhu haddii ay karaamadeeda ilaain weydo waxa u yimaada dhaliilo badan, waxayna kasbataa naanayso jareexo reeba, sida suuba, maraado, baali, basari, bagagi, cooraaf, goonbaar, calako iwm.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
C · CO
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag