U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baali

Magac Dheddig
Naxwe-iyo, m.l
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo. bąali1 m.dh Wax duug noqday muddo dheer dabadeed (dhar iwm). bąali2 f.g2 (-iyay, -isay) Koofiyad, gammuun iwm. baal u yeelid. bąalid1 m.l B. ah: wax muddo dheer jiray oo aad u gaboobay. bąalid2 f.mg1 (-day, -dday) Wax muddo dheer jiray, aad u gaboobid. bąalidid m.f.dh bąalid2. bąalin m.f.dh bąali2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabadhu haddii ay karaamadeeda ilaain weydo waxa u yimaada dhaliilo badan, waxayna kasbataa naanayso jareexo reeba, sida suuba, maraado, baali, basari, bagagi, cooraaf, goonbaar, calako iwm.

”
“

Birikaane Oo Sheekh Marxuum: Cabdi Cali Isaaq ayaa doraad (8.8.2002) ku geeriyooday degmada Sheekh, ka dib markii uu toogtay gacan-kudhiigle la yidhaahdo Aadan Qaar-baali, wuxuuna dilkaasi ka dhacay xaafad ku taal dacalka koonfur-bari ee magaalada Sheekh.

”
“

Wararka) Ugu yaraan 182 qof ayaa ku dhintay ilaa 132 kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii ay habeen hore qaraxyo waaweyni ka dhaceen jasiirada Baali ee dalka Indoonisiya kuwaasoo ay badankoodu yihiin dad ajaanib ah oo ka yimid dalka Ustareeliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-iyo, m.l

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan