U gudub nuxurka bogga
SABAAD

curad1

Magac Lab
Naxwe-ddo, m.dh
Xaraf CSubg CU5 xar
1

Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cuudkii ku baxay iyo intii curad u geeriyootay.

”
“

Bil nasiib waxa uu shaqo waash-maannimo ama gaardiyaan ah ka helay shirkadii uu maamulaha ka ahaa wiilkiisii curad ee faarax oo aanu garanayn waxaanu ilaalin jiray dhismaha ay shirkadu leedahay.

”
“

Maxamed Cabdi Curad, kaas oo muddo 20 maalmood ah ku xidhnaa xarunta CID-da ee magaalada Hargaysa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ddo, m.dh

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
curad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan