U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daaqsii

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iiyay, -iisay
Xaraf DSubg DA7 xar
La Mid AhdaajiFal Gudbe/Laba (2)
1

(f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. .

2

(f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin.

Tusaale
β€œ

Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iiyay, -iisay

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daaqsii - sawirka la wadaagga

La Wadaag