U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daaq1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Caws, caleen iwm oo ay xooluhu cunaan; baad. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Yicibta waxa loo door-bidaa dhul caro tuul jilicsan leh iyo meelaha sida caadiga ah loogu sifeeyo inay daaq leeyihiin oo ay ka dhex baxaan dhirta dhaadheer sida Qudhaca, galoolka iyo xagarka.

”
“

Dhulka leh biyo-shubka aad u godan ee aan ku habboonayn qodaalka dalagyada waxaa lagu sameynayaa dhirayn, daaq iyo cawsaska kala duwan ayaa lgu berayaa.

”
“

Haddii dagaallada sokeeye ee Soomaalidii hore ay sababi jireen arrimaha aan kor ku soo xusnay, Soomaalida maantu waxay soo kordhiyeen dagaal geyigaba ku cusub oo biyo, xoolo, daaq, magac iyo wax kale midkoodna aan la isku haysannin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan