U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhagar1

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Khayaano.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Mujaahidiinta dhabta ah waa kuwa xaqiiqsada hagardaamooyinka cadowgu wado, kuwana waxay ka fakadeen dhagar lala damacsanaa" ayuu yiri Sheekh Xasan Mahdi oo sheegay inuu ka xun yahay hadafka garabka Jabuuti.

”
“

Beesha Samaroon iyo gaar ahaan xidhiidhka abtinimo ee Madaxweynaha lagu xidhiidhinayo waxba kama jiraan ee waa fulin sharci lagu fulinayo nin dhagar-qabe ah.

”
“

Dhagar qabayaal baarqabo ismood ah ayaa iyana dharaar cad maati ka adeeganaysa suuq ka mid ah Galkacyo saanad oodda uga qaaday.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhagar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan