U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhimbil

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.l
Xaraf DHSubg DHI7 xar
1

Dhulux yar oo nool (dab leh).

2

Raydabka mirihiisa curadka ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xassan Dhimbil Warsame Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda Xil.

”
“

Xasan Dhimbil Warsame ayaa noqday intii uu xildhibaanka ahaa jagooyin wasiirnimo sidoo kalena wuxuu ahaa gudoomiyaha guddi hoosaadka cadaalada ee Baarlamaanka Somalia.

”
“

Taariikh nololeedkiisa: Jamaal C/laahi Dhimbil waxa uu ku dhashay dhuusa mareeb sanadkii 1990 sanadkii 2000 waxa uu ku biiray iskuulka ibnu khusayma.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhimbil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD