Dad loo xilsaaray inay socodsiiyaan maamul dawladeed, shirkadeed iwm d) Magac faleedyada (noun verbs) ha ahaadeen kuwa ka yimid fal-saleedka ama kuwa ka yimid fal-farcameedka laguma ag qorin sharraxaadda micnahooda maadaama ay la micna yihiin falalka ay ka soo jeedaan. Labadan qaab magaceed mid ayaa hortiisa ku qoran " falka" (uu magacaas ka soo jeedo), midka kalena waxaa ku ag qoran oo keliya "
Tusaale Dheeraad ah3
Amaanka Bakaraha oo la isku khilaafey Guddiga Ammaanka Qaranka Gobolka Banaadir iyo Guddi ka socda ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa kulan ay kaga hadlayaan ammaanka Suuqa weyn ee Bakaaraha ku yeeshay xarunta taliska Booliiska Soomaaliyeed ee Muqdisho.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
-iyo, m.dh
G · GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
