U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dab1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf DSubg DA3 xar
1

Wax holac kulayl iyo iftiin leh oo ka dhasha gubashada.

2

Hub.

3

Danab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Behuko Barigye ayaa xaqiijiyay in mid ka mid ah gaadiidkooda dagaalka uu gubtay, isagoo xusay inuu dab ka dhashay gudihiisa, waxayna ciidamadan qayb ka yihiin dagaalka socda.

”
“

Dowladda Eritrea ayaa si carol eh uga jawaabtay cambaareyntii uu ka bixiyay Mareykanku isku dhaca labada dal, iyadoo ku tilmaantay nin Mareykanku dab kusii shidayo xiiisadaha Geeska Afrika.

”
“

"Afewerki, wuxuu ku eedeeyay Ra'iisul wasaaraha Ethiopia inuu isku dayay inuu dilo, kadib markii diyaarad uu ka raacay Addis Ababa isagoo ka yimid dalka Kenya uu dab qabsaday intii ay hawada ku jirtay" ayaa lagu sheegay warbixinta uu daabacay WikiLeaks.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan