Skip to main content
SABAAD

dhowee

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-weeyay, -weysay
Xaraf DHSubg DHO6 xar
1

(f.g) Wax, wax kale ag geyn.

2

(f.g) Cid sagootiyid.

3

(f.g) Cid martigelin.

4

(f.g) Weel wax lagu shubay muggiisa in yar ka dhinmid.

5

(f.mg) Soo dh.: cid qaabilid.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-weeyay, -weysay

Xarafka

DH · DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhowee - sawirka la wadaagga

La Wadaag