U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhuro

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf DHSubg DHU5 xar
1

(f.g) Hoore weel ku shubasho iyadoo weel yar la dardarayo.

2

(f.mg) U dh.: dhaqan ama dabeecad ciddiisu hidde u lahayd la soo bixid.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

DH Β· DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhuro - sawirka la wadaagga

La Wadaag