U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaqan1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed.

2

Asluub.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. In ay ku sifeysanyihiin waddan jeceyl, ayna ka hormariyaan wax walba sidi loo soo celin lahaa sharafta dalka iyo umadda ku dhaqan.

”
“

Alemu, isagoo taas sii sharaxaya waxa uu yidhi; “Waxa jiri doona tartan Siyaasadeed oo dhaqan u ah loollanka Siyaasadda.

”
“

Aniguna waxan leehay korneyladii kasoo qayb qaatay halgankii SNM qaarkood dhaqan celin bay ubaahanayhiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaqan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan