U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hidde

Magac Lab
Xaraf HSubg HI5 xar
1

Soo yaal fil weyn oo la iska dhexlo oo ummad gaar ahi leedahay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Anagu sida reer magaalka kursi iyo reer miis mansabyo ku dooni mayno, balse waxa ku doonaynaa oo aanu ku kalsoonahay magacaanu hidde iyo dhaqan u leenahay, ee reer miyi.

”
β€œ

Sidiisaba fanku waa falsafad lagu cabiro dareen gaar ah ama lagu sawiro dabeecad qurux badan oo lagu masaalo shay mudan ah, waa aftahamo iyo hal-abuurid ku aroorta dhaqan iyo hidde gaar ah.

”
β€œ

Hidde iyo dhaqan jiray ayaan ku ilaashanaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H Β· HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hidde - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan