U gudub nuxurka bogga
SABAAD

weel

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf WSubg WE4 xar
1

Wax kasta oo gudo leh oo wax lagu shubto ama lagu rido ama lagu karsado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ku kaydi biyaha weel nadiif ah, isla markaana darso weel nadiif ah mar kasta oo aad cabayso.

”
β€œ

Muslinimo kuma cabiidsamo wallaah madaxa kaa goyne, muggii weel ma dhaafooy tolow mooska yaan jebine”.

”
β€œ

Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ka taliya Xarakada Alshabaab, iyadoo aan la ogeyn sida Maamulkan uu uga howl geli karo, Gobolkaas, waxaana ay muuqataa in Maamulkan loo dhiibay kaliya weel aan wax ku jirin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

W Β· WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan