Tusaale Dheeraad ah3
β
Laakiin heerka waxbarasho ee dugsiga Cadaadlay waxa ugu sareeya dugsi dhexe, sidaa darteed waxay sheegeen inay dhibaato ka haysato ardayda dugsiga dhexe dhamaysata, taas oo aanay u hayn dugsi sare.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-iyo, m.dh
Xarafka
D Β· DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
