U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhow

Fal Magu (4)
Naxwe-waa, -wayd
Xaraf DHSubg DHO4 xar
1

Wax aan fogayn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Aniga oo keliya ayaa guriga ku harsan, dadkii oo dhan way iga carareen, mana aqaan meel ay aadeen" ayay tiri haweeney waayeel ah oo ku sugnayd albaabka gurigeeda oo ku dhow goobaha ay ku hardameen dhinacyada.

”
“

qof oo ku dhimatey dagaal ka dhacey Muqdisho Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhintay 17-kalena waxay ku dhaawacmeen madaafiic xoogan oo ku dhacay gudaha bakaaraha iyo xaafadaha ku dhow, iyadoo dadka dhintay ay ahayeen xamaalato.

”
“

Jul 2009- Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ka baxay Xeebaha Liibiya islamarkaana doonayay inay Talyaaniga galaan ayaa si nabad ah u galay Jaziirada Malta oo u dhow Talyaaniga..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-waa, -wayd

Xarafka

DH · DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan