U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ekow

Fal Magu (3)
Naxwe-kaaday, -kaatay
Xaraf ESubg EK4 xar
1

Xoolo meel ku baahid.

2

Ku e.: meel ku sugnaan.

3

U e.: wax, wax kale muuqaalkiisa leh noqosho.

4

La e.: wax, wax kale la jin ah noqosho.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-kaaday, -kaatay

Xarafka

E Β· EK

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ekow - sawirka la wadaagga

La Wadaag