U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jin1

Magac Lab
Xaraf JSubg JI3 xar
1

Uun Eebbe oo ka duwan malaa'igta iyo Aadamiga, isugu jira caasi iyo caabud oo dadku uusan arki karin.

2

J. ah: wax isla eg.

3

J. ah: Qof dhib badan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabashan yar oo magaceeda la yidhaa Cibaado ina Shankaroon, waana fin ka kuusan biyo-baxarka Saylac, halkaas oo Jin mooye aan Insi joojin, ayaa dhawaan la arkay dayuurado gawda ku haya oo waxay laynayaana aan la arkayn.

”
“

Garabka kooxda Roma oo kubadda la dhaafay laba difaac ah ayaa kubadda u gudbiyay Ronaldo oo ku diyaar ah agagaarka goolka, halkaas oo uu si fudud u dhaafiyay goolhayaha Chine Jiang Jin, daqiiqaddii 55aad ee ciyaarta.

”
“

Laakiin, waxaa halkaas ku tallo xumaystay, jin la yihaado (USC) oo shaqo ka dhigtay: ihorkici maysid, ku horkici maayo, kala hari-mayno!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan