Ereyada La Xidhiidha
gudbin. gudbitaan-danabeed m.l Rogaalka caabbitaanka (lammaanaha caabbiga P) ee walax. Waxa lagu cabbiraa saymen (S) halkii oom (S/omega). Gudbin danabeed (mdh.): maritaanka saldanab dhexmaro walax (gudbiye)marka ay badad danab saamayso walaxdaasi. gudbitaan-kul m.l (fiis.) Cabbirka kartida ay walaxi ku gudbiso kul
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
fiis.
Xarafka
G Β· GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
