Tusaale Dheeraad ah3
β
Ergayga gaarka ee Qarammada Midoobay Ahmadou Ould-Abdalla ayaa warsaxafadeed uu kasoo saaray xafiiskiisa wuxuu ku sheegay inuu soo dhaweynayo go'aanka DF ee ay ku sheegeen inay la hadlayaan Mucaaradka nooc walba oo uu yahay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-cac, m.l/-cyo, m.dh
Xarafka
N Β· NO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
