Ereyada La Xidhiidha
ilkaddawaco. ilku-leeble m.l Qof la aaminsan yahay inuu nafleyda isha wax ku yeeli karo. il-kulul1 m.l/dh Il laga cabsado leh. il-kulul2 m.l/dh Biyo kulul oo qulqulaya oo ka soo baxaya dhulkabadanaa marka magmadu kululaysasida darteed waxaa aad looga helaa gobollada folkaanaha marka qaraxa folkaanuhu uu istaago
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-layaal, m.l/dh
Cilmiga
Jooloji (jool.)
Xarafka
I Β· IL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
