U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kulul

Fal Magu (4)
Naxwe-laa, -layd
Xaraf KSubg KU5 xar
1

Wax kul leh ahaansho.

2

Qof xanaaq badan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed oo shalay soo garay Muqdisho ayaa shir jaraa'id uu ku qabtay Muqdisho wuxuu si kulul ugu weeraray Madaxweynaha Dowladda KMG Cabdullaahi Yuusuf Axmed, isagoo sheegay in uusan burburin karin heshiiskii lagu kala saxiixday dalka Jabuuti.

”
“

"Dagaalada ka dhaca Muqdisho waa kuwo fulaynimo ah, dadkii ku dhintayna waxaa mas'uul ka ah mucaaradka, waayo dadka dabadiisa ayay madaafiic kasoo tuuraan" ayuu si kulul u yiri gudoomiyaha baarlamaanka DF.

”
“

- Waxa mam-nuuc ah in baabuurta lagu xidho laydhka midabka ah iyo laydhka kulul, sida uu tilmaamayo qoddobka 35aad ee xeerka nabadgelyada wadooyinka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-laa, -layd

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kulul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan