Siriq.
Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan. il aragtay m.l (c.cimi.) Fogaanta ugu dheer ee walax kaga arki karto "isha qaawan" ee fiirsade, oo lagu sheego mitirro (waarar) ama kiloomitirro (maylal). ilaa h I. ama i. iyo inta: jeer laga gaaro; laga bilaabo; tan iyo. . Ilaah Ilaah m.l (dii.) Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jiray, jirina doona; Rabbi; Eebbe; Alle.
Tusaalooyin
I. (ama i. iyo intaa) aan soo noqonayo halkaan joog
”Tusaale Dheeraad ah3
ruux ayaa ugu geeriyooday cudurka shuban biyoodka in ka badan 20 kale oo la il daran cudurkaan ayaa waxaa la dhigay Cusbitaalka guud ee xeryaha qaxootiga Xagar dheer sida ay xaqiijiyeen hay'adaha samafalka ee ka hawlgala xeryahaasi IRC iyo NRC.
”Falanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-lo, m.l
I · IL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
