Ereyada La Xidhiidha
aad1. isku-aad2 f.mg1 (-day-dday) Laba walxood iwm isku abbaarmid. isku-aaddan f.mg4 (-naa-nayd) Wax la isku aaddiyay ahaansho. isku-aaddanaan m.f.dh eeg isku-aaddan. ld isku-aaddanaansho. isku-aaddanaansho m.l/dh ld isku-aaddanaan. isku-aaddi f.g2 (-iyay-isay) Laba walxood ama ka badan isku abbaarid. isku-aaddin m.f.dh eeg isku-aaddi. isku-aadid m.f.dh eeg isku-aad2
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-syo, m.dh
Xarafka
I · IS
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
