U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waalid1

Magac Lab
Naxwe-diin, m.dh
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Laba qof oo wax dhashay waxa ay ilmahooda u yihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa lagama maarmaan ah lamaanaha qoysku inay fahmaan waalid ahaan xilka waajibaadka ka saaran daryeelka iyo xanaanaynta caruurtooda, islamarkaana ay ilaaliyaan xuquuqda waxbarasho iyo ta caafimaad ee lagama maarmaanka u ah nolosha.

”
“

Wuxuu yiri: (Labada waalid oo baarri loo noqdo).

”
“

Waalid kastiba waxa uu jecelyahay in uu dhalo caruur caafimaad qabta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-diin, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waalid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan