U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shay

Magac Lab
Naxwexis.
Xaraf SHSubg SHA4 xar
1

Shaygu waa wax leh qaab go'an oo aad taaban kartid, ama arki kartid oo aan nooleyn.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waa shay daruuri ah in la ogaado dhamaan aqoonta, tayada iyo waaya aragnimada iska marqaati kacaya isla markaasna ka dhex iftiiminaya Generaal Cabdulaahi musharaxiinta kale ee u sharaxan hogaanka maamulka Puntland.

”
β€œ

Waxaa kaloo Abaal-Gudkaas heshay, Gabadh iyana Madow ah, oo magaceeda la yidhaahdo, Halle Berry oo si aad loo jeclaystay, u ji-shay, Filim ku saabsana, Gabadh Xidhiidh Jacayl ah la yeelatay, nin dili-doona, ninkii iyada qabay.

”
β€œ

May 2009- Xukuumada ka arimisa Dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeysay ka hada shay dagaalada Muqdisho ka holcaya..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

xis.

Xarafka

SH Β· SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan