Tusaale Dheeraad ah3
β
Dulinkii cadaabeed Ilaah, kaaga derejeeye, Jahannamo ka durug waadigii, daacadda ahaaye, Dahrigaaga naartii Allow, aanay ku doobbayne!
ββ
Wuxuu ku yidhi, gabadhaydiiyey, waxaad ku tiraahdaa: aabahay wuxuu iiga cabsanayaa kulaylka naarta Jahannamo.
ββ
Wuxuu ku yiri, gabadhaydiiyey, waxaad ku tiraahdaa: aabahay wuxuu iiga cabsanayaa kulka naarta Jahannamo.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
J Β· JA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
