U gudub nuxurka bogga
SABAAD

durug

Fal Magu (1)
Naxwe-rkay, -rugtay; -rki
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Meel ka sikasho.

2

Meel ka fogaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dulinkii cadaabeed Ilaah, kaaga derejeeye, Jahannamo ka durug waadigii, daacadda ahaaye, Dahrigaaga naartii Allow, aanay ku doobbayne!

”
“

Jiiftadii uu Sangub tiriyay, waxaa erayadeedii ka mid aha: “Kud ka deg oo qanjo u durug derin iyo go’ wadatada, Jirikaan dawerisada taandhada ku dooddada waaba looga sii daray.

”
“

Muqdishana ku soo durug.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-rkay, -rugtay; -rki

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
durug - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan