U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khaymad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf KHSubg KHA7 xar
1

Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala guuro.

2

Teendho; taanbuug.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Laabareeri Hervanta waxa lagusoo bandhigayaa teendho ama khaymad lagu sharaxay waxyaalaha hiddaha iyo dhaqanka ee umadda soomaalida.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

KH Β· KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khaymad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan