Skip to main content
SABAAD

fudud

Fal Magu (4)
Naxwe-daa, -dayd
Xaraf FSubg FU5 xar
1

Wax aan cuslayn ahaansho.

2

Wax sahlan ahaansho.

3

Wax fadaq ah ahaansho.

4

Wax firfircoon ahaansho.

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-daa, -dayd

Xarafka

F Β· FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fudud - sawirka la wadaagga

La Wadaag