U gudub nuxurka bogga
SABAAD

furfuro

Fal Gudbe/Magu (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf FSubg FU7 xar
1

(f.g) Wax xubnihii uu ka koobnaa u kala baxsasho.

2

(f.mg) Tolmo duntii isu haysay ka furasho.

3

(f.mg) Wax xubnihii uu isugu jirey u kala bixid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mashruucaasi mid ceebtiisu meel walba gaadhay weeyaan, shakhsiyaad waddankeena ah ayey gashay Ilaahay baa soo qaban doona waanu haynaa xogtoodii, haddii arrintaa la furfuro safaarad iyo waxan Somaliland gudaheeda ah wax laga lug baxayo maaha.

”
“

Iyo Tababar ku saabsan sida loo furfuro miinooyinka iyagoo aan qofka ku qarxin.

”
“

Halistaa in kasta oo aan si buuxda loo baajin karin waxaa lagu yarayn karaa inta ay sii qoyan tahay ee dadkeedu nool yihiin in laga hadlo, in guntimaheeda la furfuro, in la iftiimiyo, iyo in guud ahaan xaqiiqadeeda la isla jeexjeexo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
furfuro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan