U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khidmo

Magac Dheddig
Naxwedii.
Xaraf KHSubg KHI6 xar
1

Soddonka jus ee quraanka oo kol isku meel lagu wada akhriyo.

2

Hawl cid loo qabto; adeeg.

3

(ooyin, m.l) Lacagta la siiyo qof hawl fudud qabtey.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

dii.

Xarafka

KH Β· KHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khidmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan