U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jus1

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf JSubg JU3 xar
1

Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood.

2

Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Bishana waxaan ula socday maalin walba jus ayaan akhrin jiray.

”
“

Isla 1976 ayaa Jaamicaddii Umadda Soomaaliyeed (JUS) iga iibsatey buuggaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

J · JU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan