U gudub nuxurka bogga
SABAAD

libaaxbadeed

Magac Lab
Naxwec.nafl.
Xaraf LSubg LI12 xar
1

.u Nafley badda ku nool oo kalluunka qaabkiisa leh aadna uga weyn, oo dadka iyo kalluunka yaryar cunta.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Libaaxbadeed ( ingiriis : Shark) waa kaluun dheer, wayn oo bada ku dhex nool kaas oo cuna hilibka xayawaanka iyo kaluunka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

c.nafl.

Xarafka

L Β· LI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
libaaxbadeed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan